Warbixinta maanta ee Madasha Ufuk, waxaan ku falanqeynay muhiimadda Badda Cas, Geeska Afrika, iyo sida Soomaaliya uga gudbi karto dhaqanka ku dhisan gargaar una gaari karto iskaashi istaraatiiji ah.
Daawo warbixinta, kadibna nala wadaag aragtidaada qaybta faallooyinka.
